Community Organizing Workshop Participant Guide – Somali Aqoon is-weydaarsiga Abaabulka Bulshada
Abdirahman Mo, Asma Haghi, Idiris Aw Guled, Saadiq Hurre-
Type
Guides and slides
-
Region
Africa
-
Practice
Coaching, Public narrative, Relationship building, Team structure, Strategy, Action
-
Language
Somali
Hagaha aqoon-isweydaarsigaan waxa uu soo koobayaa shanta hab ee loo dabbaqo abaabulka iyo towjihinta taasoo kuqotonta qaab-dhismeedka hoggaaminta iyo abaabulka ee uu curiyey Marshall Ganz. Hagahan marar badan ayaa waxaa cusbooneysiiyey tababbarayaal ku takhasusay dabbaqidda abaabulka iyo bixinta aqoon-isweydaarsiyada.
Nuqulkaan waxaa si xeeldheeri ku dheehantahay loogu saleeyay marxaladda bulshada Soomaalida, si la jaanqaadi karto ururada bulshada ee Soomaalida. Ururka Somali Collective Impact Network waxa uu qorsheynayaa qabashada aqoon-isweydaarsi ku saleysan hagahaan kaasoo xoojinaya awoodaha hoggaaminta iyo abaabulka.
Haddii aad u baahan tahay taageero dhinaca qorsheynta aqoon-isweydaarsiyada, fadlan eeg Hagaha Tababbarayaasha. Haddii aad u baahan tahay tababar, towjihin, ama taageero kale oo ku saabsan qaabeynta aqoon-isweydaarsiyada fadlan nagala soo xariir email kaan hoose: resources@leadingchangenetwork.org.
This workshop guide covers the five practices of organizing and coaching, based on the leadership and organizing framework by Marshall Ganz. This guide has been developed over many years by trainers practicing organizing and conducting workshops.
This material has been meticulously tailored to the Somali context, ensuring it resonates with Somali organizations and activists. Somali Collective Impact plans to conduct workshops based on this guide, further enhancing leadership and organizing capabilities.
For support in planning your workshops, please check out Guide for Trainers. If you need coaching and further support in designing your workshops, please reach out to resources@leadingchangenetwork.org.
Resource Information
- Year: 2025
- Author: Abdirahman Mo, Asma Haghi, Idiris Aw Guled, Saadiq Hurre
- Tags: —
- Access : Member-only
- Regions : Africa
Become a Member
- Access to exclusive resources and content
- Connect with the Leading Change Network community
- Participate in member-only events and discussions